Xidiga Masar Tamer Hosny ayaa Videoclipka Heestiisa cusub ee “Ya Mali Caynii” ay ka daawadeen Youtube Siddeed Malyan oo qof, Videogan oo uu hadyad uga dhigey Tamer taageerayashisa new yearkii. Waxaana xusid mudan inay heestan ay aad u fidey oo trendingka youtubeka number one u noqotay wadamo dhawr ah oo carbeed sida Masar, Saudi Arabia, Lebanon iyo Marocco.

[wpdevart_youtube]jXVFJRQgpDs[/wpdevart_youtube]

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …