Home Celebrity News & Gossip Thalia oo ku fikiraysa inay dib Jilitaanka ugu so laabato

Thalia oo ku fikiraysa inay dib Jilitaanka ugu so laabato

1 min read
Comments Off on Thalia oo ku fikiraysa inay dib Jilitaanka ugu so laabato
0
2,501

THALIA SODI oo ah fananad iyo Jilaa caalami ah oo u dhalatay Mexico, taageerayal fara badana ku leh aduunka oo musalsaladeda luqado badan lagu turjumay aya la sheegaya inay si rasmi ah ugu fikirayso inay dib ugu so noqoto jilista Musalsalada.

Waxaana xusid mudan inay Producer-da caanka ah ee Carla Estrada aya dadaal ugu jirto inay Thalia ku qanciso kusoo noqoshada Jilitaanka waxana la shegaya inay musalsal cusub u diyaarineyso Thalia iyo xidiga Cuba ee William Levy.

Thalia aya shaashadaha musalsalada ee ay kaso muuqanaysay ugu dambaysay 1999 musalsalkeedi caanka aha ee ROSALINDA.

Musalsalada ugu caansan ee ay leedahay THALIA:-

1- MARI MAR

14292321_1116201975082860_581917129212295685_n

2- ROSALINDA

14441099_505156766345106_1032590263107464987_n

3- Maria de la Barrio

ca7989283624b3f81f2f8a8c5a960baa

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …