Home Celebrity News & Gossip THE ROCK oo Ku Fikiraya isu Sharixista Madaxtinimada Mareykanka

THE ROCK oo Ku Fikiraya isu Sharixista Madaxtinimada Mareykanka

1 min read
Comments Off on THE ROCK oo Ku Fikiraya isu Sharixista Madaxtinimada Mareykanka
0
1,276

Jilaaga caalamiga ah ee Dwayne Johnson ayaa sheegey inuu ku fikirayo inuu soo galo saaxada siyaasadeed e dalka Mareykanka isago sheegey inuu ku hamiyayo inuu noqdo madaxweyneha wadankaas. Isagoo arintaa ka hadlayana wuxu yidhi “Wadankayga wan jecelahay dareen wadanimo oo aad u sareeyana wan leeyahy waxaanan dareemaya inay madaxnimadu tahay arin muhiim ah hogaaminta wacana yahay arin muhiim ah” isagoo hadalkiisa si watana wuxu sii raaciyay “Hadaan dareemo inaan awoodi karo inaan noqdo hogaamiye saameyn ku leh dadkana isku keeni kara oo aan helo hogaamiyal khibrad leh oo i garab istaaga waa shaki la’aan inaan isaso sharixi doono”.

Waxaana xusid mudan inuu jilaagan hore bartiisa boga instagramka uga mahadnaqay Washington Post ka dib markuu hore ugu dhawaaqay inu leeyahay mustaqbal siyaasaded oo iftiin leh oo uu iska soo sharixi doono xisbiga Jumhuuriga ah ee wadankaas.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …