Home Celebrity News & Gossip Waa Maxay sababta Tom Cruise u diiday filmka IRON MAN?

Waa Maxay sababta Tom Cruise u diiday filmka IRON MAN?

1 min read
Comments Off on Waa Maxay sababta Tom Cruise u diiday filmka IRON MAN?
0
1,393

Jilaaga wayn ee Hollywood Tom Cruise ayaa intuu ku jiray jilitaanka mataley filmo aad u badan oo kale duwan laga reebo nooca khayaaligu ku jiro sida Iron Man. Mar la weydiiyay sababta uu ku diiday inuu qaato filmkaas looso bandhigay 1998  inuu noqdo Atoorihiisa wuxuuna ku jawaabay “Anigu waan jecelahay daawashada filmada noocas ah se maaha dookhayga”.

Jilaagan ayaa sheegay inuu aad uga helo filmada dagaalka iyo jaasuusnimada ah sida “MISSION IMPOSSIBLE” oo uu hada uu diyaarinayo qaybtiisi 6aad.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …