Home Celebrity News & Gossip Musalsalkii Tres Veces Ana oo la dhameeyey duubistiisi

Musalsalkii Tres Veces Ana oo la dhameeyey duubistiisi

1 min read
Comments Off on Musalsalkii Tres Veces Ana oo la dhameeyey duubistiisi
0
2,951

Xidigaha Mexico Angelique Boyer iyo Sebastian Rulli ayaa si rasmi ah u iclaamiyay inay dhamaystireen duubistii musalsalkii aadka loo sugayay ee “Tres Veces Ana” oo ku socday 3 Hablood oo mataano ah oo la kala dhaho ANA LAURA, ANA LETICIA, ANA LUCIA.

Sedexdan shakhsiyadood ee ay jilayso Angelique aya dabeecadodu aad u kala duwaneed iyado mid ka mid ah mataanaha ay ahayd khaayimada musalsalka ee dhibaysa hablahooda iyo cid waloo hor joogsata qorshayaasheda.

Angelique aya sheegtay inay ahayd markii kowaad ee ay matasho 1 shakhsiyad wax ka badan arintaaso uga baahned inay iska ilaaliso qaladaadka si daawadayashu ugu qancaan jilisteeda.

14102238_1135379516536414_5387672830316491881_n

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …