Home Celebrity News & Gossip Guusha DONALD TRUMP oo Xidigaha Caalamka Niyad Jab Ku Riday!!

Guusha DONALD TRUMP oo Xidigaha Caalamka Niyad Jab Ku Riday!!

1 min read
Comments Off on Guusha DONALD TRUMP oo Xidigaha Caalamka Niyad Jab Ku Riday!!
0
13,051

Ka dib Fadeexadihiisi fara badnaa iyo Aflagaadada uu kula kacay Diinta Islaamka, Muslimiinta, dumarka iyo Cunsuriyada qowmiyadaha kale ee mareykanka jooga sida Madowga gaar ahana Somalida, Mexicanka iyo carabta uu umuujiyay Donald Trump midaas kamay hor joogsan inuu ku guulaysto jagada madaxtinimada ee Dalka Mareykanka.

Hadaba Xidigaha Aduunka oo taagersanaa Hillary Clinton ayaa niyad jab ku dhacday oo ay ugu horeeyaan Salman Khan, Beyonce iyo ninkeeda Jay Z, Jennifer Lopez iyo Marc Antony, Lady Gaga, Katy Perry, Miley Cyrus, Shakira, Adele, Maddona, Rihanna, Ariana Grande, Cher iyo Ahlam.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …