Home Celebrity News & Gossip Wael Kfoury oo dib usoo rogaal celiyay

Wael Kfoury oo dib usoo rogaal celiyay

1 min read
Comments Off on Wael Kfoury oo dib usoo rogaal celiyay
0
1,056

Fananka caanka ah ee u dhashay wadanka Lebanon, Wael Kfoury aya mudo nasasho ka dib soo rogaal celiyay isagoo wareeg caalami ah ku maray qaarada Australia xafladahas oo dhamaantod aha SOLD OUT(Ticketska oo idil lasii iibsaday usbuucyo ka hor).

Sidoo kale wuxuu xaflad ku leyahay magalada Dubai iyadoo sidoo kale 10cisho ka hor waqtigeeda sold out noqotay midaas oo laga dareemayo shacbiyada fanaankan fankiisa laga daba dhacay.

Waxaana xusid mudan inuu Wael hees cusub oo single ah sii deyn doono ayamaha inagu soo foodleh isago sawirada marku heesta codkiisa sarayay kusoo bandhigay bogagiisa uu ku leyahay baraha bulshada.14102238_1135379516536414_5387672830316491881_n

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …