Home Arimaha Bulshadda Somaliyad Ku Hamiyeysa Inay Noqoto Boqorada Quruxda Mareykanka!!

Somaliyad Ku Hamiyeysa Inay Noqoto Boqorada Quruxda Mareykanka!!

1 min read
Comments Off on Somaliyad Ku Hamiyeysa Inay Noqoto Boqorada Quruxda Mareykanka!!
0
3,810

Xaliimo Aden oo 19 jir Somaliyada ku dhalatay xerada qaxoontiga ee Kenya iyada oo yarna u wareegtay magaalada St Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa ka mid noqotay 15 ruux ee ugu sareeyay tartanka quruxda ee gobolkaas oo labo maalmood socday. Xaliimo ayaa soo xidhatay dhar asturan iyada oo jidhkeeda qarisay intii uu bandhigu socday iyadoo sheegtay inay rajaynayso in ka qaybqaadashadeedu ay dhiiri galin u noqoto dumarka kale ee Muslimiinta ah si ay naftooda ugu kalsoonaadan.

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Arimaha Bulshadda

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …