Home Celebrity News & Gossip Daawo Haliimo Gobaad & Ahmed Zaki oo Show Ku Dhigay Belguim Hees & Video Cusubna Soo Wada

Daawo Haliimo Gobaad & Ahmed Zaki oo Show Ku Dhigay Belguim Hees & Video Cusubna Soo Wada

57 second read
Comments Off on Daawo Haliimo Gobaad & Ahmed Zaki oo Show Ku Dhigay Belguim Hees & Video Cusubna Soo Wada
0
2,456

Xidigaha caanka ah ee Ahmed Zaki Maxamuud iyo Xaliimo Gobaad ayaa show kula caweeyey jaaliyada somaliyeed ee ku nool Belguim iyagoo halkaa kusoo bandhigay heesahoodi loogu jeclaa. Dhanka kale Waxay sheegen inay hees iyo muuqaal cusub soo wadaan, iyagoo u balan qaaday taagerayasha inay noqon doonto mid aad ay uga heli doonan sidii heestodi Naaska Caashaqa.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …