Home Celebrity News & Gossip Xaliimo Gobaad oo ay Daawadeen in ka badan Nus Malyan Bil Wax Ka Yar

Xaliimo Gobaad oo ay Daawadeen in ka badan Nus Malyan Bil Wax Ka Yar

1 min read
Comments Off on Xaliimo Gobaad oo ay Daawadeen in ka badan Nus Malyan Bil Wax Ka Yar
1
5,801

Fanaanada Xaliimo Gobaad ayaa heesteedi u dambaysay ee Xareed Ka Waraabi ay daawadeen Nus Malyan Daawasho oo Youtube ah.

Dhanka kalena Xaliimo ayaa bogeeda rasmiga ah ee barta facebook kula wadaagtay taagerayasheda inay hada ku jirta studio-ga si ay codka u saarto hees jaceyl ah oo cusub.

Sidoo kale Xaliimo ayaa xaflad ku dhigaysa Woqooyiga Mareykanka gaar ahaan Columbus Ohio 15April xafladan oo uu ku wehelinayo fanaanka Caaqil yare.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …