Home Celebrity News & Gossip Xaliimo Gobaad & Ahmed Zaki oo Iskoor Ka Dhigay Youtube

Xaliimo Gobaad & Ahmed Zaki oo Iskoor Ka Dhigay Youtube

56 second read
Comments Off on Xaliimo Gobaad & Ahmed Zaki oo Iskoor Ka Dhigay Youtube
0
2,201

Xidigada Finland ee Xaliimo Gobaad iyo xidiga Switzerland ee Ahmed Zaki ayaa muuqaalkii videoga heestooda Naaska Caashaqa ay jabisey rikoorka Videoska Somalida iyadoo mudo 3 bilood an dhameyn ay daawaden tiro u dhaw 2Million oo qof. Mar aanu la xidhiidhney Xaliimona waxay sheegtay inay ku faraxsanyihiin in dad weynaha somaliyeed ay jeclaaden heesta iyo muuqaalkedaba.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …