Home Celebrity News & Gossip Xamda Yar : Hodan Abdirahmaan Walaalo ma nihin

Xamda Yar : Hodan Abdirahmaan Walaalo ma nihin

54 second read
Comments Off on Xamda Yar : Hodan Abdirahmaan Walaalo ma nihin
1
12,352

Fanaanada da’da yar ee Xamda Abdilahi “Xamda Yar” ayaa ilaa markay kasoo muuqatay shaashada dad badan ay ku shabaheen fanaanada Hodan Abdirahman Dheere oy dadka qaar isweydiiyeen in Xamdi tahay Hodan Walaasheed ka yar se Xamda yar ayaa xaqiijisay in aaney qaraabo aney ahayn Hodan se lagu shabaho oy jeceshahay fankeedana.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …