Home Celebrity News & Gossip Xamda yar : Farmaajo Waa Madaxweynaheena Mustaqbalka Waanan Taageersanahay 100%

Xamda yar : Farmaajo Waa Madaxweynaheena Mustaqbalka Waanan Taageersanahay 100%

1 min read
Comments Off on Xamda yar : Farmaajo Waa Madaxweynaheena Mustaqbalka Waanan Taageersanahay 100%
0
26,448

Xidigada da’da yar ee reer Hargeisa Xamda Yaryaro oo wakhti xaadirkan u joogta magaalada Muqdisho hawlo shaqo ayaa barteeda snapchatka ka cadeysay mar la weydiiyay musharaxiinta Somalia u tartamaya cida ay taageere u hayso aya tidhi ” Waxaan taageersanahay FARMAAJO 100%”. Waxaana xusid mudan inay Xamda tahay gabadh taageersan fikirka Somali weyn oo markay muujiso ra’yigeedana ay aad uga cadhoodan taagerayasheedi reer Somaliland maadamo xaga siyaasada lagu kala duwanyahay oo ay aaminsanyihin inay ka go’een Somalia inteeda kale.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …