Home Celebrity News & Gossip Xamda Yar Xidigad cusub oo fanka Somaliyeed uso baxday

Xamda Yar Xidigad cusub oo fanka Somaliyeed uso baxday

1 min read
Comments Off on Xamda Yar Xidigad cusub oo fanka Somaliyeed uso baxday
3
18,285

Xamda Cabdilaahi oo ku caan ah “XAMDA YAR” ama “YARYARO” oo ah fanaanad Somaliyeed oo da’ yar oo iyadoo mudo yar fanka ku jirtay Hilaac iyo hami wayn ku hanatay quluubta shacabka Somaliyeed meel walba oo ay joogan gaar ahan shacab weynaha ku nool Hoyga fanka iyo suugaanta Somaaliyeed e Hargeysa oo ah Magaalada ay fanka ka Bilowday ay kuna nooshahay waqti xaadirkan. Waxaa xusid mudan in Xamda ay ka mid tahay Kooxda FANSAN oo ka Dhisan Magaalada Hargeysa oo uu Aasaaskeeda leyahay fanaankii iyo Musicianki weynaa ee Waaberi Cabdinaasir Macalin Caydiid. Dadka fanka qiimeeya aya sheegaya in hadii Xamda ay fanka kusii jirto ay magac weyn ku yeelan doonto maadama oo ay muuq iyo cod aad u macaanba isku darsatay khubaro fanka wax badan ka yaqaanana ay garab taaganyihiin.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …