Home Celebrity News & Gossip Daawo Nimco Dareen & Inanteeda iyo Xidigaha Jabuuti oo si Heersare ah Loogu Soo Dhaweeyey Jigjiga

Daawo Nimco Dareen & Inanteeda iyo Xidigaha Jabuuti oo si Heersare ah Loogu Soo Dhaweeyey Jigjiga

1 min read
Comments Off on Daawo Nimco Dareen & Inanteeda iyo Xidigaha Jabuuti oo si Heersare ah Loogu Soo Dhaweeyey Jigjiga
0
4,784

Xidigadaha fanka Somaliyeed ee Nimco Dareen, Deeqa Ahmed Gaydh iyo Kaltuun Bacaado ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey madaarka caalamiga ah ee Garaad Wiil Waal Airport, iyadoo ay halkaa kusoo dhaweeyen madax sarsare oo ka tirsan DDSI. Waxaana xusid mudan inay Nimco Dareen ay la socoto inanteeda oo markii ugu horeysay timi Degaanka hooyadeed iyo sidoo kale Deeqa Ahmed oo wiilkeda yar wadata iyana.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …