Home Celebrity News & Gossip DAAWO XIDIGAHA GEESKA OO SAGOOTIYAY FURINLE IYO YURUB GEENYO

DAAWO XIDIGAHA GEESKA OO SAGOOTIYAY FURINLE IYO YURUB GEENYO

1 min read
Comments Off on DAAWO XIDIGAHA GEESKA OO SAGOOTIYAY FURINLE IYO YURUB GEENYO
0
10,825

Kooxda Xidigaha Geeska ayaa Sagootin Hargeysa ugu samaysay Gudoomiyahooda Axmed Wali Furinle iyo Fananada caanka ah ee Yurub Geenyo oo lagu casuumay sanadkan Bandhig faneedka iyo Suugaanta SOMALI WEEK ee London.

Waxaana xusid mudan in sanadkii hore la casuumay fanaaninta caan baxay ee Maxamed Saciid BK iyo fananada weyn ee Sahra Ilays oo bandhigyo cajiiba kusoo bandhigay xafladahas.

[espro-slider id=596]

 

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …