Home Celebrity News & Gossip Yaa ka dambeeyey warkii beenta aha ee Geerida Hibo Nuura?

Yaa ka dambeeyey warkii beenta aha ee Geerida Hibo Nuura?

1 min read
Comments Off on Yaa ka dambeeyey warkii beenta aha ee Geerida Hibo Nuura?
0
22,311

Waxa Usbuuci lasoo dhaafay dhagaha shacabka kusoo dhacayay war been ah oo aad u naxdin badan, Oo sheegaya in ay London ku geeriyootay fanaanadi weyneed ee Waaberi Hibo Nuura warkaas oo ka nixiyay bulshada Somaliyeed meel waloy joogan. Waxaana warkan suuqa so galiyay rag websites caato ah leh oo Lacag doonti meel xun ka gashay. Ugu dambayntii waxaan ugu baaqayna inay falalka xun ee noocas ah ka waantooban.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …