Home Celebrity News & Gossip Waa tuma fanaanada LIONEL MESSI Riyadeeda u Rumeeyey?

Waa tuma fanaanada LIONEL MESSI Riyadeeda u Rumeeyey?

1 min read
Comments Off on Waa tuma fanaanada LIONEL MESSI Riyadeeda u Rumeeyey?
0
14,261

Fanaanada Lubnaaniyada ah ee Yara oo ku caan ah taageraha ay u hayso Barcelona ayaa ugu dambayntii ay u suurogashay inay la kulanto kooxda Barcelona gaar ahaana Messi oo ay sawiro la gashay saxeexisana ay kasoo qaadatay. Waxaana xusid mudan in kulankan ka dhacay magaalada Barcelona oo ay ka dhacday ciyaartii Barcelona iyo Manchester City.

[espro-slider id=704]




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …