Home Celebrity News & Gossip Daawo Xidigaha Geeska oo si heer sare ah usoo Dhaweeyey Yurub Geenyo & Furinle

Daawo Xidigaha Geeska oo si heer sare ah usoo Dhaweeyey Yurub Geenyo & Furinle

1 min read
Comments Off on Daawo Xidigaha Geeska oo si heer sare ah usoo Dhaweeyey Yurub Geenyo & Furinle
0
24,044

Kooxda ugu caansan fanka Somalida ee waqti xaadirkan ee xaruntodu tahay Hargeisa e Xidigaha Geeska ayaa si heer sare ah usoo dhaweeyey gudoomiyahoodi Ahmed Wali Furinle iyo Jookarada kooxda ee Yurub Maxamed Cabdi “GEENYO” oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Ingiriiska oo bishii 10aad bandhig sanadeedka Wiiga Somalida laga so casuumay xaflado gaarana halkaa ugu qabtay jaaliyadaha kala duwane Somaliyeed ee fankooda xiiseeya.

[wpdevart_youtube]p0z2JFLFqbc[/wpdevart_youtube]




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …