Home Celebrity News & Gossip Yurub Geenyo oo Farmaajo Deganaansho Rasmi ah Ka Siiyay Muqdisho + Hees ay u qaaday

Yurub Geenyo oo Farmaajo Deganaansho Rasmi ah Ka Siiyay Muqdisho + Hees ay u qaaday

1 min read
Comments Off on Yurub Geenyo oo Farmaajo Deganaansho Rasmi ah Ka Siiyay Muqdisho + Hees ay u qaaday
1
8,992

Warar aan ka helnay xogo lagu kalsoonyahay oo ku sugan Muqdisho ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha cusub ee Somalia Mohamed Abdullaahi Farmaajo uu deganaansho rasmi ah siiyay fanaanada caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi “Yurub Geenyo” oo mudooyinkii u dambeeyeyba ku sugneed magaalada Muqdisho iyadoo show balaadhan halkaas ku dhigtay heesna hadyad uga dhigtay Muqdisho sidoo kalena caleema saarka Farmaajona Hees ay usoo saartey uu ku wehelinayo fanaanka Yusuf Hanad oo isna ka mid ah Xidigaha Geeska.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegaya in uu aqal iyo gaadhi hadyad uga dhigay Yurub Geenyo amaankeedana la sugayo haayad fanka iyo suugaanta Somalia ka shaqeysana gacanta loo galiyay, iyadoo la xaqiijinayo inuu madaxweynuhu rabo inuu soo dhiso sidoo kale fanka iyo suugaanta Somaliyeed.




Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …