Home Celebrity News & Gossip Maxaa ka jira inay Furinle iyo Yurub Geenyo iska Dhiibeen Ingiriiska?

Maxaa ka jira inay Furinle iyo Yurub Geenyo iska Dhiibeen Ingiriiska?

1 min read
Comments Off on Maxaa ka jira inay Furinle iyo Yurub Geenyo iska Dhiibeen Ingiriiska?
1
16,198

Waxaa dhagaha shacabka kusoo dhacayay warar been ah oo sheegaya inay fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo iyo Musicianka caanka ah ee Axmed Wali Furinle ay iska dhiibeen Dalka Ingiriiska oo aanay dib ugu noqon doonin Hargeisa. Warkan ayaa ah mid aan sal iyo raad toona ahayn maadama oo aanay wadanka kusoo galin qaab qaxoontinimo se casuumad ay ku yimaaden markay visadu ka dhamaatana ay noqon doonan sidii fanaaninti ka horeyey e lagu so casuumi jiray carwada Usbuuca Somalida ee sanad walba ka dhacda caasimada London.

Load More Related Articles
Load More By admin
Load More In Celebrity News & Gossip

Check Also

Daawo Bashaalka Ahmed Zaki oo Boorama Ruxay + Booqashadi Aamina Cabdilaahi

Halkan Ka Daawo Related …